Golaha wasiirrada Somalia oo Ansixiyay magacaabista guddiga la-dagaanla musuqmaasuqa.

Golaha wasiirrada Somalia ayaa maanta Ansixiyay magacaabista guddiga la-dagaanla musuqmaasuqa, kuwaasoo ka kooban sagaal xubnood; waxayna kala yihiin;
1. Maxamed C/kariin Ibraahim
2. Avv. C/weli Axmed Cumar
3. Dr. Xasan Khaliif Xasan
4. Avv. Siciido Maxamed Xaashi
5. Amiin Axmed Sheekh C/raxmaan
6. Avv. Maxamed Xuseen Xaamud
7. C/llaahi Sheekh Abuukar
8. Khadar Axmed Diiriye
9. Saamiya Siciid Xuseen
Guddigaan ayaa waxaa dalbaday in dhaqso loo dhiso madaxweyne Farmaajo oo sannadkii hore meel-mariyay sharciga guddigaan lagu dhisayo, si loola tacaalo buu yiri xaaladaha musuq-maasuq ee uu dalku muquuranayo.