Dr Ali Nur PHD Entomologist: ”Siyaasadda Beeraha oo kaa xumaata waxay sababtaa in wadanka iska soo galaan cayayaan…”

Dr Ali Nuur oo haysta shahaadada PHD ee cilmiga Entomology oo aan qadka telefanka Ku wareysanay isagoo joogo magaalada Garoowe, Waxaa uu nooga warbixiyey dhibaatooyinka cayayaanka ee beeraleeyda Soomaaliyeed iyo siyaasadda beeraha oo aan wadanka ka shaqeynaynin ayaa waxay Sababtay in wadankii ay iska soo galaan cayayaan dhibaateedya dalaga Beeraha maadaama uusan jirin hay’ad u xilsaaran iney kontroosho waxyaabaha wadanka soo galaayo ama wadanka ka baxaayo.

wareysigaan oo aad u Xiiso badan Waxaa ka dhageysan kartaa halkan, wareysigan waxaa inoo soo qaaday Ikraam Cali Kaar oo ka tirsan bahda somaliweyn Gothenburg Sweden.