Kenya oo walaac xooggan ka muujisay ganacsi sharci darro ah oo dalal Soomaaliya ka mid tahay soo geliya dalkeeda.

Muqdisho:-Dawlada Kenya ayaa sheegtay inay walaacsan tahay ganacsi sharci darro oo dalkeeda la soo geliyo.

Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay ayaa sheegtay in ganacsigan ay dalkeeda u soo geliyaan hab sharci darro ah,waxay kale oo ay sheegtay Kenya in guud ahaan gobolka ay uga cabsi qabto inay ku sii baahaan .

Kenya ayaa Dawladaha Rwanda iyo Soomaaliya ku eedeysay in ganacsiga dalkeeda soo galiyaan, inkasta oo aysan shaacin nooca ganacsi ee ay dawlada Kenya ku tilmaamtay in sharci darro uu yahay.