Daawo: Suleiman Abdi ”Xafiiska shaqada dalka Swedhen saameen weyn ayuu u geestay cudurka Coronaha…”

Saleiman Abdi Ali oo waqti badan ka shaqeynaayey xafiiska shaqadda magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayaa wuxuu wareysi siiyey somaliweyn Radio iyoTv-ga ka hadlay dhibaatada uu cudurka Karonaha u geestay xafiiskooda.

Wareysigaas oo uu noo soo qaadaday ware Axmed Aar ayaa wuxuu ku bilaaway sidatan.