Koronto la’aan mar kale laga soo sheegayo Magaalada Cape Town eeDalka K/Afrika.

Magaalada Cape Town oo ka mid ah Magaalooyinka ugu caansan Adduunka ee loosoo dalxiis tago, ayaa markale wajahaysa Koronto la’aan ba’an oo dib usoo kabashadeedu aad u adagtahay, iyadoona dib loogu laabtay Heerka ( Load Shedding Stage 4 & 3), sida ay ku dhawaaqday Eskom.


“Shacabka waa inay Shumaca iyo Gaaska cuna-karinta iyo Diirrimaadka loo Isticmaalo, soo diyaarsadaan” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Dowladda hoose ee City of Cape Town.

WQ: Abdulrazak IndhaJaceyl