Geedi Hilowle ”Imaanshaha Dani iyo Madoobe ee Mogadishu waa cadaadis beesha caalamka ka timid maadaama dhaqaalo badan….”

Moxamuud Geedi Hilowlle oo ka mid ah ahaa xildhibaanadii dowladii Sheekh Shariif ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada siyaasada ee barnaamijka Arimaha Siyaasadda ee somaliweyn.

waxaa uu ka warbixiyey sababta ku kaliftay in labada madaxweyne ee dowlada goboleedka Puntland Iyo Jubbaland ay ka timid cadaadis ay beesha caalamka ay ku amartay in ay yimaadaan caasimada si ay u xariixaan heshiiskii Dhuusamareem maadaama beesha caalanka ay Somalia ku bixiso dhaqaale farabadan aysan dooneynin in ay burburto dowlada hada dhisan.

Wareysigan oo ay now qaaday ware Nimco Sagal Haaji ayaa wuxuu u dhacay sidatan.