Madaxweyne Waare oo magacaabay Guddiga soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu Magacaabay Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle.

Halkaan hoos ka akhriso wareegtada:-