Maxkamada Sare ee Somaliland oo Go`aan ka soo saartay Doorashada Baarlamaanka

Go’aan ay soo saartay maxkamadda sare ee Somaliland ayay ku sheegtay in doorashada soo socota ee Golaha Wakiillada Somaliland lagu gali doono qaabkii horey loogu galay 2005tii.

Doorashada qaabkan ah ayaa waxaa diidan qaar kamid ah bulshada gobolka Awdal.