Howlgalkaan oo ka dhacay meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxaa iska kaashaday dowladda federaalka Soomaaliya iyo Mareykanka, waxaana lagu khaarijiyay horjooge ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka:-