Cali Maxamed Geeddi oo la filaayo in loo Magacaabo Ra`iisal wasaaraha Somaliya

Cali Maxamed Geeddi” oo mar soo noqday Ra’iisal wasaarihii DKMG” ahayd ayaa ah Shaqsiga ugu hadal-haynta badan ee lafilayo in Saacadaha soo socda loo magacaabo Xilka Ra’iisalwasaare ee Xukuumadda soomaaliya!!
Geeddi dad badan ayaa qaba inuu yahay Hogaamiye ku haboonn’ Marxaladaan
weriyayaasha shabakada somaliweyn ayaa isha ku haya saacadaha soo socda hadii ay dhacdo in lagu dhawaaqo ra`iisal wasaaraha somaliya.