Koonfur Afrika oo kaalinta 5-aad kaga jirta Wadamada uu sida ba’an u asiibay Cudurkani Corona virus.

Dalka Koonfur Afrika, oo kaalinta 5-aad kaga jira Wadamada uu sida ba’an u asiibay Cudurkani Dilaaga ah ee Coronavirus, ayaa 82% ay ka badbaadeen Bukaanada uu haleelay Feyriska,si kale hadaan u dhignana.

● 596,060 Kiis oo la diiwaangeliyey tirada guud ee dadka laga helay, waxaa ka bogsootay oo guryahooda loo diray.

● 491,441, taasoo ka dhigan inay aad u kordhayaan Bukaanada ka Caafimaadaya, xilli xawaaraha cudurka uu kasii yaraanayo.

Kumanaan Soomaali ah, ayaa ku nool Koonfur Afrika, oo ku jirta Xayiraadda #Level2, waxaana laga raja qabaa inuu dib usoo noolaado Daqliga dalka oo dhulka afka lagalay #COVID19 awgii.

Abdulrazak IndhaJaceyl