Prof. Axmed M. Warfaa ”Wadankii waa tageynaa, maadaama ay da’ jirto, waa arkeynaa waxii aan wax ka qaban karno…”

Professor  Axmed Muumin Warfaa oo wareysi siiyey idaacada radiyo somaliweyn qeybteeda barnaamijka arimaha deegaanka oo inta badan ay daadihiso Ikraam Cali Kaar, ayaa waxa ay wax ka weydiisay siduu u arko xaalada siyaasata beeraha ee dalka soomaaliya waagii hore iyo hadda, dhibaatooyinka haysta beeraleyda iyo dhibaatooyinka xaalufinta dhirta.

Prof Warfaa oo ahaa macalimiintii wax ka dhigi jiray jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed qeybteedii kulliyadii beeraha ee afgooye ku tiilay, ayaa waxuu ka hadlay suurta galnimada in wadankii lagu laabto iyo waxii la qaban karo la qabto maadaama da’ ay jirto, waan isku dayeynaa inaan wax qabano oo aan aadno wadankii, sidaana waxaa yiri Prof. Warfaa

Wareysiga oo dheer ka dhageyso halkan hoose