Daawo: Mohammed A. Geedi Shadoor ”Dooro xildhibaan Daacad u ah Dalka, Diinta iyo Dadka…”


Waxaa noo suurta gashay in aan studiyeheena somaliweyn Gothenburg Ku wareysano siyaasi Maxamed Cabdullahi Geedi Shadoore oo degen wadanka Sweden.

Wareysigiisa oo dheer Waxaa kaga boganeysaa in aad halkan hoose aad ka daawadato.

Hadaladiisa Waxaa ka mid ahaa:

Somalia waxaa ka maqan hogaan daacad ah dadkiisa iyo dalkiisa wax tara hadana si loo helo hogaankas, waxaan iswaydiiyay sidee ugu haboon ee lagu heli karo hogaankaas ama waa ruux caynkee ah oo dalkaan la saari kara dhibaatooyinka sodon jirsaday:

Waa Inuu noqodaa ruux yaqaan maamulka xafiisyada oo hore ugu soo shaqayay dalka.
Waa inuu yahay ruux yaqaan maxaladaha dalku soo maray, aqoon buuxdana u leh qabaa ilada dalkaan degan, xeerinna kara dhibaatooyinka kaga imaan kara oo kartideedii leh, Yaqaana habka a diplomatic relations ay u shaqeeyaan oo wanaajin kara xiriirka gaarka ah.