Fadumo Muse Ibrahim oo ah qoraa da’ yar oo dhowr iyo tobon buugaag ku qortay luqado fara badan


Waxaa nio suurta gashay in aad qodka telefanka aan ku wareysano qoraa da’ yar macalin aka hooyo ka dhigta dalka Ingriiiska, ayaa waxaa ay qortay buugaata sheeko caruureed gaaraaya iyo tobaneeyo oo xataa ay ku qorto luqado kala duwan sida luqada swidhishka, norwejiga.

Waxaa wareysigan noo soo qaaday wariyaha somaliweyn ee magaalada Gothenburg Fahma Muhumed ee dhageysi wacan