Caasho Geesdiir ”Labada qofood hadii aysan raali iskaaga aheen, xataa hadii ay isqabaan Waa Kufsi…”

Barnaamijka Warsan oo ay daadihiso wariye Ikraam Cali Kaar ayaa Waxaa ay Dood dhaxmartay labo aqooyahano ee dhanka cilmi nafsiga ee Drs Caasho Cumar Geesdiir iyo Aqoonyahan kale ee dhanka diinta Islaamka Maxamed Ibrahim Cawad ayaa Waxay ka doodeen Kufdiga Maxay ka qabtaa diinta islaamka iyo maxay ka qabtaa dhanka cilmi nafsiga.

Doodaas oo meelo badan taabaneysa hadii ay ahaan laheed kufdiga loogeysto gabdhaha yar yar oo aan qaangaarin iyo waaweyn.

Ku soo dhawaada doodaas uma baahnid in lagaaga sheekeeyo ee dhagahaada Ku haqab bax.