Soomaalida Norway oo taageertay shirkii magaalada Mogadishu ugu soo gaba gaboobay beel weynta Mudulood

Qaal ka mid soomaalida degen dalka Norway ee magaalada Oslo ayaa waxaa taageero balaaran u tabiyeen shirkii dhawaanahan lagu soo gabagabeeyey Mogadishu, shirkaas oo soo laban qaabisay feel weynta Mudulood.

Shirkaas oo ka soo baxay warmurtiyeed ayaa waxaa ayiday beelaha qaarkood oo halkaasi kusoo booqday goobta ay ka dhacaysay shirka, waxaa kale oo ay sheegeen in dowlada federaalka la sugaayo wali sidii ay ugu hail laheed oo ilaa iyo hadda ka aamusan.

Taageerada soomaalida Norway waxaa aan ka wareysanay saddax siyaasiyiin oo kala ah Cabdi Xaashi Cawaale, Axmed Cali Waceys iyo Jeylaani sheekh Muxyadiin.

Wareysiga oo ay noo soo qaaday Nimco Sagal oo ka tirsan bahda somaliweyn Radio Gothenburg Sweden