Xamda Xigma oo ah fanaanad da’ yar ayaanu ka wareysan doonaa taariikh faneedkeeda…


Waxaa inoo suurta gashay in aan wareysano fanaandada da’da yar ee Xamda Xigma iyada oo ku sugan magaalada Hargeysa, waxaa ay inooga sheekeeysay sida ay fanka ku soo gashay iyo cida ka gacan siisay taariikh faneedkeedii.

Wareysigan oo dhameys tiran waxaa inoo soo daadihineysa Wariye Nimco Sagal Haaji