Prof. Maxamed Ali Sh. (Cootey) ”Macadka Beeraha Asal waxaa loo aasaasay inay beeraleeda ka haqabtirto….”


Prof. Maxamed Ali Sh. Abdi (Cootey) oo ah aqoonyahanada jooga wadanka Soomaaliya ayaa ka warbixiyey sababihii loo aasaasay Macadka Beeraha Asal (Asal Insititute of Agriculture) uu ahaa in beeralayda Soomaaliyeed uu ka haqabtiro dhibaatooyinka haysa sidii wax loooga qaban lahaa hadii ay ahaan lahaayeen ka hortaga cayayaanka ama cudurada ama waai dhibaato oo dhan ee dhanka beeraha.

Wareysigaan oo aad kaga bogon karto halkan waxaa inoo soo wareysatay Nimco Sagal Haaji oo ka tirsan bahda Somaliweyn Radio Gothenburg.

Halkan Ka Daawo