Xildhibaan Axmed Waceys ”Madaxweyne Farmaajo inuu sii joogin 4 bilood Soomaaliya waxay ku tahay culeys aysan qaadi karin…”

Xildhibaan Axmed Waceys ”Madaxweyne Farmaajo inuu sii joogin 4 bilood Soomaaliya waxay ku tahay culeys aysan qaadi karin iska daa in wax logo daro…”

Ra’isal wasaarihii Xassan Cali Kheyre waxaa uu ahaa nin shaqaalo ah oo lagu adeegto, mana aheen nin mas’uul ah, waxaad ka garaneysaa sida uu ku baxay si sahal oo qaadatay muddo 7 daqiiqo ah. Waxuu ku joogay nin u adeego madaxweynah oo aan haysanid maskax ku filay… sidaasina waxaa yiri Siyaasi Axmed Cali Waceys oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa goloha deegaanada dalka Norway.

Wareysiga waxaa inom soo qaaday Nimco Sagal Xaaji

Halkan ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran