Waxan Ummada Somaliyeed ka codsanayaa in ay isoo Caawiyaan, waxa laygu xidhay dagaalkii 1977

Maxamed Askar Doonyo waxaa lagu qabtay Dagaalkii Soomaaliya Iyo Itoobiya  dhex-maray sanadkii  1977.
43 Sanno ayuu Xabsiyadda Dalka Itoobiya Ku jiray.
waxa uu shacabka Somaliyeed ka codsanayaa in ay soo caawiyaan maadama oo sababta lagu xidhay ay ahayd difaaca dhulka somaliyeed
waxa uu dadka somaliyeed meelkasta oo ay joogaan ka codsanayaa in ay ka qayb qaataan sidii uu noloshiisa u dhisi lahaa, si balaadhana u soo caawiyaan ummada somaliyeed ee walaalaha aanu nahay ayuu yidhi Maxamed Askar Doonyo
Shacabka Somaliyeed fadhiga haka kacaan, hakana qayb qaataan sidii ay usoo caawin lahaayeen walaalkooda xabsiyada Itoobiya ku jiray 43 Sano 
Jamaal Ibrahim Maxamed
Mustaqbal17@gmail.com
Tel. 00252-63-4405388 Mobile
Hargeysa