Tallo Nin la toosan Ninna la Tuur leh!!!=Faallo=

Dr. Prof. Eng. Abwaan. Col. Amb. PM. Nobel peace prize winner Mr. Abiye Axmed ,ayaa Talo ku siiyay Somalida in Wadadaa Cad ey Cagta saaraan. ( F.S: 1aad)
Walee Fartaa oo aan la qaloocin ama aan go’in Reerku ma dhaqno.
Saaxiibadeey Qaar in ey Abiye wax ka qoraan iska dhaafe ,in wax laga qoray ey akhriyaan ayeey ka cabsanayaan.
Guul Golaha Shacabka iyo Siyaasiyiinta aan Labada sadar dhaxdooda ” The Secret between the two lines” aan akhri karin.
Qore: Yahya Amir