Xoghayihii Joogtada ee Xafiiska RW Kheyre oo xil ka qaadis lagu sameeyay iyo Mas’uul cusub oo la magacaabay.

Ra’isul-wasaare-ku-xigeenkii Xukuumadda Federalka ee Kalsoonida lagala laabtay, Mahdi Maxamed Guuleed “Khadar” ayaa xalay loo magacaabay Sii-hayaha Xilka RW ee Xasan Cali Kheyre shalay laga qaaday.

Sii-hayaha Ra’isul-wasaaraha waxa uu soo saaray Wareegtadii ugu horeysay ee Xil-ka-qaadis iyo Magacaabid.

Waxa uu xilkii ka qaaday Agaasimihii Xafiiska Ra’isul-wasaare Kheyre oo lagu magacaabo C/risaaq Xuseen Aadan, wuxuuna magacaabay Mas’uul cusub oo la wareegayo Xilkaasi.

Halkan ka akhriso Wareegtada oo dhamasytiran: