Hanti Dhowrka Somaliland oo Baadhitaan ka bilaabay xarumaha Dawladaha Hoose

Hantidhowrka guud ee somaliland ayaa sheegay inay baadhitaan ka bilaabeen lix degmo oo dawlada hoose oo gobolada dalka ah

Inkasta oo wali Hantidhawku Xafiis uu baadhitaan ka bilaamay aananu wax natiijo ah ka soo saarin , balse waa la eegi doonaa halka baadhitaankaasi sal dhigto.