Wariye Bashiir Jiidaal Baroow ”Socdaalkii Sweden waxyaabihii iigu cajiibka badanaa Waxaa ka mid ah…”


Waxaa booqosho studiyaha somaliweyn Sweden noogu yimid wariye Bashiir Jiidaal oo degen wadanka Netherland oo maalmahan socdaal Ku maraayey wadamada skandenefienka gaar ahaan Sweden.

Wariyaha Waxaa waxyaabo badan aan ka weydiinsay waxyaabihii uu kula kulmay socdaalkiisa iyo waxyaabo kale.

Wareysigaasi Waxaa inoo soo qaaday wariye Saabir Cilmi oo ka tirsan bahda somaliweyn Sweden.