Wareysi Gudoomiyaha Cusub Jaaliyadda Soomaalida Norway

Cabdi Xaashi Cawaale

Waxaa dhawaan noo suurta gashay wareysi aan la yeelanay Gudoomiyaha cusub ee jaaliyadda Soomaalida Norway degen Mudane Cabdi Xaashi Cawaale asigoo Ku sugan xafiiskiisa magaalada Oslo ee dalka Norway.

Wareysigaas oo meelo badan taabanaayey waxaana aan ka marneyn qeebtiisa danbe ee wareysiga sida uu u arko siyaasadda Soomaaliya iyo maqaamka Gobolka Banaadir.

wareysigan Waxaa inoo soo qaaday Nimco Sagal Xaaji oo ka tirsan Bahda Somaliweyn.