Danjire Caalim “Guddiga Doorashooyinka Way Fashilanyihiin,Xilligaanna Ma Qaban Karaan Doorasho”

Danjire Maxamed Caalin oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuna nool Wadanka Finland ayaa waraysi dhinaca Skyp-ka uu siiyay Goobjoog waxa uu ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo xaalada kala guurka,isagoo sheegay in Guddiga Doorashooyinka ay fashilanyihiin,xilligaanna aysan qaban Karin Doorasho Qof Iyo Cod.