Ha wareeraan ee iska Daba wareeji.

Xubnaha 13ka ah ee Gobalka Banadir, Qabiil kasta Saamigiisa ha sheegto. Adiga, Qabiilkaagu meequu xaq u leedahay?. Jawaabihii.
1.Aniga 13 ka ha la i wada siiyo. 2. Banadir Annagaa iska leh. 3. Annigu 9 ayaan ku leeyahay. 4. Maya Anigaaba 8 leh. 5. Banadir waa loo siman yahay. 6. Maxaa la isku heeystaa. 7. Banadir waa kula leeyahay. 8. Hal kursi oo kaliya ha la iga siiyo. 9. Banadir yaa iska leh. 10. Kukuuyo meeqaa la siiyay? Xisaabtoodii Oromaa loogu daray. 11. Cafar meeqaa la siiyay? Ciisaa loogu daray. 12. Talyaanigii Xamar ku dhashay iyo Ciyaal Misyoonigiina? Liiska waa ku jiraan. 13. Annigu waa qeylinaa kuna qadi maayo. 14. Anniga inta Reer hebel la siiyo ka yar ma rabo. 15. Anniga Abtigeey ayaa Xamar ku dhashay. 16.
Annigu 20X20 Naqshad Dul saara ah ayaan ku leeyahay.17. Annigu 4 Boos ayaan xureeystay. 18. Anniga Markii Adeerkeey xilka hayay ayaa Laba Goof la ii sharciyeeyay oo Reer miyigii la iiga xoogay. 19. Anniga Bangigaa ii dhisay 10 Guri. 20. Dasruurkaba ma waafaqsano.21. u kaadiya Xamar oo baadiyo ah ayaa Berru iigu tiil.
Kkkkkkk, Quud aan jirin Qoryuu guru ahaa. Dhamaan waa howl aan Annigu diyaariyay, iga jeheey waaba ka jiifa waayee, ha wareeraan ee iska daba wareeji. ( F.S: 1aad)
Qore: Yahay Amir.