Tirada kiisaska Cudurka Covid 19 Dalka Hindia oo sare u kacday.

In ka badan 24000 oo kiis  oo horleh  ayaa laga diwaangaliyay  24kii saac ee  la soo dhaafay  taasi  oo ka sareeysa  heerka cudurka  covid ee dalka Ruushka

Dalka Hindiya ayaa kaalinta sadexaad ka galay kiisaska la xaqiijiyay ee cudurka covid 19  ee Adduunka oo ah 697,413.

Dhimasho Wadanku wuxuu hadda leeyahay tirada saddexaad ee ugu badan ee kiisaska
la xaqiijiyey ee adduunka Waxaa jiray 19,693 dhimasho.

Sidoo kiisas kale oo tira yar  ayaa laga soo sheegayaa  gobolada Dhaca koonfurta dalkaasi  telengana  tamil nadu karnataka  ayaa ka mid meelaha laga diwaangaliyay kiisaska covid 19.

Dhanka kale dowladda Hindiya ayaa waxay dib u furtay xarumihii dukaamaysiga, meelaha cibaadada iyo xafiisyadii bil ka hor.