Diyaarad ay leedahay shirkada Buff Air oo shil Ku Gashay Garoonka Magaalada Baardheere.

Diyaarad nooceedu yahay 5Y-WFC ayna leedahay shirikada Buff Air ayaa goordhow shil Ku Gashay Garoonka Magaalada Baardheere.

Wax khasaaro ah ma dhicin Diyaarada ayaa kaso duushay Muqdisho Waxaana ay waday Shixnad ay Leedahay mid ka mid Ah Hay’adaha Samafalka ee Ka Howlgala Magaalada Baardheere Ee Gobalka Gedo.