Daawo: Abaabulayaashii xafladii 1 da Luuliyo 2020 ee dalka Sweden oo loo mahadnaqay

Mahadnaq abaabulayaashii xafladii 1 da Luuliyo ee 2020 oo lagu qabtay Sweden Waa wareysi ku saabsan mahadnaq loo diraayo qabanqaabiyayaashii xafladii 1-da Luuliyo ee lagu qabtay Gothenburg Sweden oo ay soo abaabuleen Ururka Isbahaysiga Soomaaliyeed ee dalka Sweden.

Waxaana laga wareysat Yoonis Khaliif oo ka tirsan mas’uuliyiinta ururkaas.

Wareysigan waxaa inoo soo qaaday oo noo soo diyaarisay Fahmo Muxumed oo ka tirsan bahda Somaliweyn Sweden.