Caasho Cumar Geesdiir ”Shacabka Banaadir waa in warkooda la maqlaa iyo Qoondada haweeynka waa lama taabtaan…”

Gudoomiyihii hore ee ururka haweeynka qaranka Soomaaliyeed oo ka warbixisan arrimaha gobolka Banaadir iyo qoondada haweynka soomaaliyeed.

Caasho Geesdiir oo warbixin dheer soo jeedisay ayaa waxaa ay ku sheegtay in haweynka xuquuqdooda aan la xaqirin lana siiyo waxyaabixii ay xaqqa u leeniyiin, xaqooduna waa lama taabtaan hadii ay ahaan lahaayeen min heer egobol ama min heer qaranba.

Tankale oo ay ka hadashay waa maqaamka Muqdishu iyo arrimaha gobolka Banaadir oo ay ku tilmaamtay in lakala qaado oo midba xaqiisa la siiyo lana maqlo wayaabaha ay shacabka u baahanyihiin.

Wareysigan waxaa inom som qaaday Wariye Nimco Sagal Xaaji.