Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ay Al-Shabaab ka geysteen duleedka Baydhabo.

Muqdisho:-War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay qaraxii ay Maanta Argagixisada Al-Shabaab ka geysteen duleedka Magaalada Baydhabo.

Halka ka aqriso War-saxaafadeedka:-

WAR SAXAAFADEED 04-07-2020 WAR SAXAAFADEED 04-07-2020