TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKII UU KA GEERIYOODAY SHEEKH CALI CUMAR MAXAMUUD (CALIYOW).

Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed inta badan oo kala ah:- Cali Muuse Cabdi,Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe}, Maxamed Ibaraahi Nuur {Macallimuu} Muuse Maxamed Cismaan {M/Kii miko},,C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis},Faarax Cumar Nuur,Jabriil Maxamuud Nuur {Jabra},Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel}, Maxamed Maxamuud Nuureey {Jimcaale} Aadan Macallin C/hi {Aadaamo}, C/hi.M.Salaad {Dalle},Aweys Foodeey Nuur , C/fitaax Maxamed Salaad {Diyeeshe}, Nuur Maxamed Nuur {N.Qamadi}, Macaallin Xasan.,Cabdi Aadan Guuleed, Maxamed Ibraahin Bakistaan, Xasan Cali Geeseey,Yaaquub C/hi Guure. C/dir C/lle Nuur {Qalbi Dahab}, Xuseen Cabdi Calasow, Qaasin C/lle Neero,Cali Muxuddiin Cali,C/dir M.Calasoow {Calas}, Maxamed Cali Maxamuud {Madka}, Abuukar Muxuddin Isow {Xasharo},Shaafici Muxddiin Islow, Cismaanciil.C.Madoobe, Falastiin Axmed Xaaji, Farxiyo Cali Qaajo, Malyun Sh.Xeydar, Aamino Ladan Axmed, Leyla Cadceed Cismaan,Khadiijo Cabdi Maxmed, Yuusuf Cali Cabdi,Maxamuud Xasan Cumar {Adduunyo} ,Amiin Yuusuf Qasaaro, Axmed Maxamuud Dhicisoow, C/hi Maxamed Xasan Black,Cali Maxamed Cismaan {A/Ameriko} Barre Sh.C/hi {Bangaala-deesh}, C/qaadir Cadulle Abikar, {Baaanga}, Xaashi C/lle Abirka {Ayatullaahi}, C/hi Maxamuud Jiroow,,C/raxmaan Muxuuddiin Cali ,Mukhtaar Nuur {Lovy} Abshir Cali Warsame,C/rashiid Cabduule Abiikar {Dayl, C/raxmaan Axmed Absuge, Burhaan Diini Faarax ,Kiin Cumar Makaar aan, Abuukar SKY,Maxmed Cali Suldaan, Shariif Macallin Maxamuud, C/qaadir Maxamuud Walaayo, Xasan Baydhabo, Xasan Maxamuud Axmed Xas an {Fanax}, Safiyo Cali Sheekh, Shukri Axmed Leyte {Shiimaa}, Cumar Diini Geeddi, Cali Diini Geeddi, Bile Gurxan,Cilmi Nuurre Wehliye, Maryan Cali Dhibaale,Cabdi Siyaad Axmed, Ing.C/raxmaan Maxamuud Cilmi,,Nuuradiin Macaliin Mukhtaar {Diimow},C/hi Calas Jimcale, ,Maxamed Shiil Xasan {Shiil} C/Wahaab Nuur Mahdi, Safiyo Ibraahin Cali {SLoren}, Maryan Cali Maxamed {M.Ruun,} Safiyo Sh. Maxamed, Timiro Maxamed Yabaroow, iyo Wariyay aal kale Waxay Tacsi u dirayaan:- Madiino Axmed Jimcaale, iyo Carruurteeda iyo guud ahaanba Maamulka Wargeyska M.Times, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.jimmy], Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carabeey} iyagoo ugu tacsiyadeynaya geeridii ku timid QORAA SARE SH.CALI CUMAR MAXAMUUD {CALI-YOOW}, shalay oo Aheyd Talaado 30-Ka Juun 2020kaku Geeriyooday M/Muqdisho Waxayna alle ugu barayayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelka iyo axsaabtana samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyo

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN… Aamiin AamiinAamiin.