Xafladda 26 Juun iyo 1 Luuliyo oo maanta lagu qaban doono Gothenburg Sweden

Xafladda 26 Juun iyo  1 Luuliyo oo maanta lagu qaban doono:

Xaflada 60 guurada Maalinta xoriyada kala soco si toos ah barta Facebook Somaliweyn radio & TV
Saacada 18.00
Waxaa qeeb ka ah xaflada
Abwaan Mustafe Sheikh Elmi
Al fanaan Abdi Badil
Al fanaan & jilaa Abuukar Jaajumow.
Iyo dad badan oo bulshada Soomaaliyeed dhexeed magac ku leh.