Koobki loogu tala galay munasabada 26 juun iyo 1 luulyo oo ka dhacay magalada Gothenburg

Waxaa magaalada Gothenburg ee dalka Sweden lagu qabtay munaasabada lagu xusaayey Koobki loogu tala galay munasabada 26 juun iyo 1 luulyo oo ka dhacay magalada Gothenburg.

Waxaa ka soo qeyb galay cayaartoyga cuslaatay ee magaalada Gothenburg oo uu hogaaminaayo Yoonis Khaliif, Macalin Cumar, Cabdulqadir Yariisow Iyo Baanafuusa.