Xaq ma u leeyihiin?.

Xildhibaanada Golaha Shacabka, ayaa Maanta ka doodayo Labada Qodob oo eyna xaq u leheeyn Sharci ahaan, dhaqan ahaan iyo Siyaasad ahaanba in ey go’aan ka gaaraan.
kuwaa oo kala ah:
1. Sharciga lagu dhaqayo Doorashada Dowlada Hoose ee Caasimadda Faransiiska – Paris.
2. Xubnaha Aqalka Sare ku matalayo Gobalka Banadir.
Allow eyna dhihin waxaan u codeeyneeynaa, in somalida Dambi dhimis loo sameeyo Qiyaamaha.waxaa haboon Qofku in uu yaqaan Awooda sharcigu siiyay halka ey ka bilaabanee iyo Xadka ey ku egtahay. Hadduu maskaxahaan caafimaad qabo.
Alloow kuwa Madaxda ah Maskaxda iyo Miyirka Caafimaad qab uga dhig. Aamiin.
Qore: Yahya Amir