Soomaalida K/Afrika oo bilaabay isticmaalka Af-Xir Qaramaysan oo Qiimo Jaban ah.

Astaanteena Qaranka, marnaba ma dhumayso inta ay nool yihiin Shiine Dibood iyo Shaqsiyaadka la midka ah ee ay ka go’an tahay Sare u qaadida iyo muujinta Magaceena SOOMAALIYEED si kastaba haku qaadatee.


Shiine wuxuu Gacantiisa ku tolay Mask uu ku asteeyey CALANKEENA SOMALIA.
Waa maro Quality leh oo Af-Xirashada ku haboon maadaama ay qasab noqotay in Qof kastaba xirto si looga hortago Faafitaanka #COVID19 wuxuuna ugu talagalay Soomaalida iyo Ajaanibta kale ee South Africa ku nool.
KU DARSOO Maaha (One Time Use) oo intaad Dhaqatid ayaad dib u Isticmaali kartaa.
WAXAAD KA HELI KARTAA (SomaliMasks)
Limpopo iyo Johannesburg ee Gauteng.
Wixii Faafaahin ah Ka Wac 📞 072 444 9900
Ha Hilmaamina Waa Maalmihii Xoriyadda🇸🇴

Abdulrazak IndhaJaceyl