Xusseen Wadaad ka wareysanay qodobadii ka soo baxay shirkii Jabuuti


Wareysi Hussein Wadaad oo ku saabsan qodobadii shirka Jabuuti ka soo baxay iyo arimo kale oo Kenya ku saabsan.

Wareysigan waxaa inoo soo qaaday Nimco Xaaji Hussein oo ka tirsan bahda somaliweyn Media Center ee Gothenburg Sweden.