Daawo Barnaamijka todobaadka xornimadda Soomaaliya iyo Rugcadaa Cabdullahi Hantiwadaag

Sanadkii 1960 waa sanadkii ay Soomaalida qaadatay xornimadda, oo ay ka qaateen gumaystayaashi haystay sanooyin badan, labadii gobol ayaa xoroobay isku darsamay, 26Juun iyo 1 Luuliyo ayey kala qaateen, waa ka kale oo xornimada qaatay 27 Juun 1977 wadankii Jabuuti oo Fransiiska gumeysan jiray.

Todobaadkan waxaalagu jiraa todobaadkii xoriyada ummadda Soomaaliyeed ee goboladii waqooyig, koonfurta iyo Jabuuti.

Waxaa Arintaas aan ka wareysanay rugcadaagii taariikhda wax badan ka yaqaano isla markaa ahaa qoraa qoray buugaag badan, wariye Dr Abdullahi Sheekh Hussein Hantiwadaag. Waxaa wareysigannoo soo qaaday Saabir Cilmi oo ka tirsan bahda somaliweyn Gothenburg Sweden.