Axmed Shire ”In Somalida ay sameystaan ururo dalkan Sweden waa arin muhiin sababta oo ah…”


Axmed Shire oo ka tirsan aqoonyahana degen Gothenburg Sweden ayaa soomaalida ku booriyey in ay sameystaan ururada maadaama ay leedahay faa’iidooyin fararbadan islamarkaana ay dhibaato kuugu noqon laheed inaad keli keli u socotaan.

Wareysiga oo dheer iyo faa’iidooyinka uu leeyahay in ururo la sameysto waxaa uu faahfaahinaayo Axmed Shire, warysigan waxaa inoo soo qabanqaabisay Fahmo Muxumad oo ka tirsan bahda somaliweyn Gothenburg Swede.