Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta ka doodi doona xeerka Qoondada Haweenka

Muqdisho:-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta KMG ee Villa Hargeysa oo ay kaga hadli doonaan arrimo dhowr ah oo muhiim u ah.


Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka qoondada haweenka oo ka mid ah afarta xeer ee guddiga wadajirka ah loo xil saaray inay soo diyaariyaan.

Dhawaan Xildhibaanada Golaha Shacabka waxay warbixin ka dhageysteen Guddoomiyaha Guddiga