Bahda Somaliweyn oo Tacsi tiiraanyo leh u direyso Marxuun Maxamed Baashe Xasan

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicoon. Waxaa saaka magaalad London rabi Ku oofsaday Maxamed Baashe Xasan.

Hadii aanu nahay bahda somaliweyn Waxaan Ilaahey uga baryeynaa inuu qabrigiisa waasac uga dhigo Aamiin.

Ilaahay qabriga ha u nuuro, ilaahay ha dhigo marti laga jecelyahay aakhiro, ilaahay janatul fardowsa ha ku casuumo. amiin. u soo duceeya walaalayaal.