Abdisamad Idris oo degen Hargeysa ”Shirka Jabuuti waxaa la filaayaa inay ka soo baxaan wax ay soomaalidu ku farxaan…”


Magaalalada Jabuuti waxaa ka socday shirka dhab u heshiinta Soomaaliya iyo Somaliland oo la filaayo in ay ka soo baxaan qodobo muhiim u ah ummadda soomaliyeed ee ku dhaqan aduunaka oo dhan.

Waxaa shirkaasi aan ka wareysanay Siyaasi degen Magaalada Hargeysa oo lagu magacaabo Cabdisamad Idris si uu nooga warbixiyo waxyaabihii ugu danbeeyey ee shirkaasi iyo waxa la filan karo in uu ka soo baxo shirkaasi.

Waxaa wareysigaasi inoo soo wareysatay Nimco Xaaji Xusseen Sagal