Waxaa maanta magaalada Zwoola lugu qabtay ciyaar saaxibtinimo

Waxaa maanta magaalada Zwoola lugu qabtay ciyaar saaxibtinimo Ah oo is barasho ah ciyarahasi ayaa waxaaa ay qeyb ka ahaayeen soo xulida xidigaha degmada Zwolle oo ayaga labaratami doonan ciyaryahanada dagmooyinka kale e Nederland.

Mudadii Labo bilood isdhaxgalka Jaaliyadda ku nool dalka Holland  ciyaarahaan waxaa dhalintaasi isku soo uruuriyay waqtina galiyay gudoomiyaha jaaliyadda soomaaliyed ee magaalada Zwolle iyo nawaaxigeyda.

Cabdulqadir Nuune soomali qura mahan u diyaargorowga tarmada isbortiga ee waxaa Ka mid ah Itoobiyaa, Eritreayaan iyo Siiriyaan.

Sanadkan ciyaaraha Xili faxeydka ee lugu qabto dalka Holland Magalada Amestrdaam ayaa la filayaa in uu noqdo mid ka gedisan Kii hore inkastoo naadiga Shabeele shope uu uu ka dhax muuqdaan xidigo isbortiga ehel u ah mar aan si hoose. Oo igu waramay gudoomiyaha nadiga in ay doonayan safar dhanka dhulka ay ku adayan. Itaaliya ciyaaro saxibtunomo marka lashaciya coved 19 In laga suliyay itaaliya

Bashiir Jiidaal Baroow
somaliweyn Holland