Xildhibaano Leyla Cali Cilmi ”Xildhibaanadii aan Baarlamaanka Sweden u dooranay halkey ka baxday in la i dhahaayo waan filaayey laakiin…”


Barnaajika Todobaadka iyo Siyaasadda ayaa Waxaa noo suurta gashay in aan Ku wareysano Xildhibaano Leyla Cali Cilmi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka dalka Sweden u fadhiyo xisbiga deegaanka oo loo yaqaano Miljöpartiet.

Xildhibaanada oo laga soo doortay magaalada Gothenburg mudo Ku dhow labo sano ayaa Waxaa ay nagu soo booqatay xarunta studiyaha somaliweyn ee Göteborg Sweden.

Xildhibaanada oo aan ka wareysanay waxyaabo badan hadii ay ahaan lahaayeen dhanka arimaha bulshada, waxbarshada, dilalka dhalinyarada, dhanka baasaboorka iyo waxyaabo kale oo farabadan.

Xildhibaano Leyla Cali Cilmi ”Xildhibaanadii aan Baarlamaanka Sweden u dooranay halkey ka baxday in la i dhahaayo waan filaayey laakiin sanadka u horeysa anigaa waxbaranaayey maadaama ay aheed markii iigu horeysanay oo aan ka mid noqdo aqalka Baarlamaanka oo wadankaaga looga taliyo”.

Wareysigo oo dheer Waxaa inoo daadigineysa Nimco Xaaji Xusseen ee daawasho wacan…