Cabdi Xaashi Shiino ”Aniga ma aamin sani in doorasho qof imo cod inky sooomaaliya waqtigaan ay ka dhici karto…”

Barnaamijka Todobaadka siyaasadda waxaan ku wareysanay siyaasi degen dalka Norway magaalada Oslo Cabdi Xaashi Cawaale oo loo yaqaano Shiine ayaa waxaa uu ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo arinta maqaamka Banaadir.

Shiino waxaa uu aaminsan yahay inaysan suurto gal aheen waqtigaan ay Soomaaliya ka dhacdo doorasho hal cod iso hal qof, maadaama wadanka oo dhan aysan ka suurta geli karin dagga amaanka.

Waxaa wareysiga inom daadihinaayo Nimco iyo Fahmo oo ka tirsan bahda somaliweyn Gothenburg Sweden.