Caalim ”Aniga waxaan qabaa in Soomaaliya iyo Somaliland oo ah labo dal oo kala madaxbanaan iney imaato…”

Maanta waxaa dalka Jabuuti lagu qabtay shirka dib u heshiinta Soomaaliya Iyo Somalliland oo dhaxdhaxaadinaayaa wadamadda Jabuuti, Itoobiya iyo beesha caalanka.

Wasa halkas ku sii khulkhulaayey wafdiyo ka kala socday labada hogaamiyo, oo la doonaayo in meeshaasi lagu qabtay sidii soomaaliya iyo Somaliland ay ku heshiin laheen mustaqbalkoodan sida uu noqonaayo ay ka wadahadlaan.

Arinkaas Ayaan ka wareysanay Danjite Maxamed Caalin oo ka falabqooda siyaasada geeska Afrika iyo tan caalamka.

Waxaana inom som wareystay Nicmo Xaaji Sagal oo ka tirsan bahda Somaliweyn Radio iyo TV Gothenburg Sweden.

Warkiisa waxaa uu ku bilaaday sidatay