Xarbi Caamir ”Dowlada Jabuuti waxay ku socotaa ma’aha wax loo dulqaadan karo…”

Waxaa dhawaanahan ka dhacaayey mudaaharaadyo looga soo horjeedo xarigii loo geystay muwaadin jabuutiyaan oo ahaa Duuliye ciidan oo Ciidamada Jabuuti ay dhigeen xabsi.

Waxaan arinkaas aan ka wareysanay Xarbi Caamir oo degen magaalada Örebro ee dalka Sweden oo soo bartay cilmiga siyasadda.