WAR Ku Cusub Dhagaysiga Dacwadda SIGAARKA Ee Shirkadda British American Tobacco iyo Dowladda K/Afrika.

Shirkadda British tobacco’s, ayaa u muuqaneysa in ay ku murqo weyn tahay kiiskii Maxkamadda yaalla, kadib markii qaaliga Maxkamada sare ee Pretoria uu Dowladda Madaxweyne Ramaphosa siiyay muddo 14 maalmood ah oo ay ku soo kala cadeeyaan sababta ka dambeysa hakinta Cigarettes ama Sigaarka ee la xanibay horaantii Bandowga.


Docda kalena, Madaxa ugu sareeya Shirka ugu weyn ee soo saarta sigaarka ama ka ganacsata wadanka South Africa British American Tobacco Mr massoti ayaa qiray in uu hoos u dhac kii ugu weynaa uu ku yimi ganacsigooda sigaarka ee South Africa.
Massoti wuxuu warar aan sal iyo raad toona laheyn ku sifeeyey in uu wax xirir ah kala dhaxeeyo Wasiirad Dlamini Zuma.

Iyadoo dalku galay (Level 3) oo qeyb ka ah khafiifinta Bandowga #COVID19, ayaa dhawaan waxay Dowladda K/Afrika dib u fasaxday iibinta Khamriga oo sida Sigaarka mamnuuc ahaa, waxaana qubaradu ku doodayaan in Sigaar-yacabku ka khatar yaryahay kan Cabsan
Abdulrazak IndhaJaceyl