Soomaaliya oo Weysay Laacibad Heer Qaran ahayd!!!

Geeridu waa xaq, waana halka lagu Dambeyn doono, ma dhinte waa llaah ee Allaha u naxariisto Walaasheen Faadumo Aweys Maxamed oo Maanta tii Alle ay ugu timid Muqddisho!!!
Allaha u naxariistee Marxuum Faay Aweys ayaa ka mid aheyd laacibiintii hore ee Jeenyo ka Jeenyo, waxayna in badan ka soo qeyb qaadatey Dib u soo nooleynya Isportiga Soomaaliyeed!